Imaaradka oo mar kale Diyaarad Khaas ah Hargeysa uga qaaday Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Safarka madaxweynaha, ayaa salka ku haya marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay masuuliyiinta dalka Isu-tagga Imaaraadka carabta oo diyaarad khaas ah usoo diray, taas oo madaxweynaha iyo weftiga uu … Continue reading Imaaradka oo mar kale Diyaarad Khaas ah Hargeysa uga qaaday Muuse Biixi (Daawo Sawirada)